QEYBTII UGU DANBEYSAY CUDURKA DHALMO LA AANTA :-
06:23 am
Wax yaabaha haweeneyda dhalmo la’aanta u keeno waxaa
09:02 am | Laacibka Naadiga Bayern Munich Thomas Muller ahaana dhaliyihii goal ka naadigiisa ayaa sheegay inay wax laga xumaado in kooxdiisa aysan ku guuleysan koobka maadaama iyaga ay ka gacan sareeyeen naadiga koobka qaaday ee…
May 20 2012 / No Comment / Read More »
08:50 am | Kabtanka kooxada Chelsea Frank Lampard ayaa sheegay in kooxdiisa wax kasta uga muhiimsantahay hanashada koobka Champions League kaasoo ay quud dareeynayeen ama ku haminayeen tan iyo markii uu milkiyada Naadiga Blues uu la…
May 20 2012 / No Comment / Read More »
08:28 am | Naadiga reer Germanyayaa goal ka la hormartay waxaana daqiiqadii 83aad u saxiixay weerar yahankooda thomas muller iyadoo ay u muuqatay in ciyaarta sidaa kusoo gabagaboobi doonto ayaa waxaa Naadiga reer england goal madaxa…
May 20 2012 / No Comment / Read More »
09:13 am | Macalink Naadiga bavarians ka ama Bayern munich ayaa sheegay in Drogba uu yahay weeraryahan qadarin mudan balse uu yahay jilaa ama nin is tuurtuura inta ciyaarta socoto uuna ugu digaayo ciyaar yahanadiisa in…
May 19 2012 / No Comment / Read More »
08:58 am | Wakiilka ciyaaryahan Gattuso ayaa sheegay in uu mustaqbalkiisa qalqiil ku jiro oo rajadii aheyd ku laabashada Naadiga reer scotland ee Rangres ay sii dhamaaneeyso , oo aan mudo sanad ah la saxiixan ciyaaryahan…
May 19 2012 / No Comment / Read More »
08:30 am | Gudoomiyaha kooxda reer Germal ayaa sheegay in ay sanadkan kooxdiisa qaab fiican kusocotay oo kulamadii ay ku dheeleeyna gurigooda ay wada badiyeen gabi ahaanba isagona fariin digniin ah u diray Naadiga Blues ka…
May 19 2012 / No Comment / Read More »
08:14 am | Macalinka ku meel gaarka ah ee naadiga chelsea Di Matteo ayaa aad u amaanay laacibiinta usduurada ah ee naadiga Blues ka isagoo sheegay ineey laacibiintaas u horseedi karaan ineey ku guulestaan koobkoodi labaad ee…
May 19 2012 / No Comment / Read More »
03:30 pm | Tartankaani oo mudo ku dhow labo bilod ka soconaayay Garoonka K/Cagta ee school Jabuuti ee Degmada wadajir Ee Gobolka Banaadir Oo Aay So Qaban Qaabiyeen Ururka Udooda Xaquuqda Dhalinyarada Soomaaliyeed Ee SYAO Iyo…
May 18 2012 / No Comment / Read More »
12:30 pm | Tababaraha cusub ee xulka qaranka Ingiriiska ayaa maantay magacaabey 23-ka cayaaryahan ee matali lahaa qaranka Ingiriiska tartamada qaarada Yurub ee sanadkan. Sidoo kale waxa uu isla maantay ku dhawaaqay kabtanka cusub ee qaranka,…
May 17 2012 / No Comment / Read More »
10:38 am | Ciyaar yahanka lagu magacaabo Lionel Messi ayaa ku guuleystay abaalmarinta Kabta Dahabka ee Yurub (European Golden Shoe) kaa oo noqday ciyaaryahanka ugu gooldhalinta badan xili ciyaareedka. Lionel Messi oo ah Xidigan reer Argentine…
May 15 2012 / No Comment / Read More »
05:21 am | Ciyaarta Kubada cagta marka aad dheeleeysid, Daawaneeysid ama Taageereesidba ka filo ,Qosol,Murugo,Farxad, Naxdin,Xanaaq, Dabaaldeg, Madax Xanuun ,Wadne Xanuun,Hurdo la´aan, iyo Mucjisooyin intaan ka fara badan. Kooxda Kubada cagta ee Manchester City oo qaaday…
May 14 2012 / No Comment / Read More »
05:11 am | Horyaalka Talyaaniga ee Serie A oo la soo gaba gabeeyay waxaa Iskoor Caalami ah jabisay kooxda Juventus oo xili Ciyaareedkaan ku dhameeysatay iyada oo aan weli laga badin . Iskoorkaan waxaa horay u…
May 14 2012 / No Comment / Read More »
05:35 pm | Ciyaaro ka tirsan Koobka Horyaalka Jaalliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa la qabtay 11/05/2012 waxaana kooxuhu isu arkeen sidan Jubba Airways ayaa 4-0 kaga badisay LLPP sidaasi oo ay…
May 13 2012 / No Comment / Read More »
08:09 am | Alessandro Nesta ayaa xaqiijiyay inuu ka tagayo Milan dhamaadka xilli ciyaareedkan ka dib 10 sannadood markii uu kooxda Rossoneri ku soo biiray. 36 jirkaan ayaa qandaraaskiisa uu dhacayaa xagaaga, inkastoo loo soo bandhigay…
May 11 2012 / No Comment / Read More »
06:31 am | kooxda old lady ama juventus ayaa caawa loo caleemo saaray hanashada horyaalka serieA da wadanka talyaaniga iyadoo eey weli horyaalka dhamaashihiisa hal wareeg ka dhimantahay, juventus ayaa caawa garaacday kooxda cagliari ayadoo ku…
May 7 2012 / No Comment / Read More »02:49 am | Maahmaah Soomaaliyeed ayaa tiraah: “Biyo ururo meel godan ayay isugu tagaan” mid kalene waxay leedahay: “Geel tegay tubihi ceel”…
May 21 2012 / No Comment / Read More »08:42 pm | Askari ka tirsanaa ciidamada Itoobiyaan ayaa lagu soo islaamiyay duleedka magaalada Muqdisho kadib markii uu isku dhiibay Ciidamada Alshabaab…
May 20 2012 / No Comment / Read More »07:49 pm | Wasiirka Wasaaradda Dekedaha , Gaadiidka Badda & ladagaalanka Burcad Badeeda Puntland Eng. Siciid Maxamed Raage iyo Agaasimaha la Dagaalanka…
May 20 2012 / No Comment / Read More »03:43 pm | Xukuumada Somaliland ayaa shuruudo ku xirtay xukuumada soomaaliya hadii ay ka qeybqaadaneyso mideynta gabi ahaan gobolada soomaaliya, Somalialand ayaa…
May 20 2012 / No Comment / Read More »03:00 pm | Sida aanDhibaatada Sunta cagaaran ku heyso Soomaalida joogta dalka iyo Qurbaha “Jaadka waa dhibaato raaxo la moodo!!” war heyno…
May 20 2012 / No Comment / Read More »12:36 pm | Gudoomiyaha maxkamada gobalka Banaadir ayaa amar ku bixiyay in la soo xiro Cali Max’ed Yuusuf oo kamid ah ku…
May 20 2012 / No Comment / Read More »12:34 pm | Madaxwaynaha Jamhuuriyada soomaaliya Mudane Sharif Sheikh Axmed ayaa iminka u duulay Ethiopia, madaxweynaha ayaa safarkiisa ku wehliyay tiro masuuliyiin…
May 20 2012 / No Comment / Read More »12:11 pm | Qaraxa ayaa ahaa nooca miinada ramuudka lagu hago oo lala eegtay Ciidamo howlgalo ka waday Suuqa weyn ee bakaaraha,…
May 20 2012 / No Comment / Read More »12:06 pm | Warar hoosaad soo baxayay saacadihii u dambeeyay ayaa sheegaya in xarunta madaxtooyada VillaSomalia uu ka aloosan yahay guux iyo…
May 20 2012 / No Comment / Read More »11:32 am | Afhayeenka Al-Shabaab dhinaca howlgalada u qabilsan Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa faah faahin ka bixiyay dagaaladii iyo qaxraxyadii ugu…
May 20 2012 / No Comment / Read More »11:29 am | Ka dib markii todobaadkii hore DKM gee soomaaliya ay amaro ku bixisay in la xiro dhamaan suuqyada C/lla Shideeye…
May 20 2012 / No Comment / Read More »11:05 am | Saacada yar uun ka hor waxaa garoonka magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka soomaaliya ka amba baxay Ra’isulwasaare C/wali Maxamed…
May 20 2012 / No Comment / Read More »09:30 am | Afhayeenka ciidamada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in weeraro ay ka fuliyeen gobolada Banaadir, Jubada hoose iyo…
May 20 2012 / No Comment / Read More »08:11 am | Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arimaha soomaaliya danjire Augutine Mahiga ayaa waxaa uu cambaareeyay dhacdadii dhowaan ka…
May 20 2012 / No Comment / Read More »08:04 am | Sarkaalka ugu sareeya Ciidamada Ethiopia ee gobolada Bay iyo Bakool Jeneral John ayaa sheegay in ay aad ugu walaacsan…
May 20 2012 / No Comment / Read More »Qiblada Qabbaaniyaasha!
DAAWO SAWIRADA. Sarkaal Ethiopian ah oo maanta Duleedka Muqdisho lagu islaamiyay
Wasiirka Dekedaha kaluumaysiga &khayraadka badda ee dowlada Puntland oo Shir Caalami ah uga qayb galay magaalada london ee cariga dalka britain…(Sawiro+Qoraal xiiso )…
Somaliland oo shuruudo hordhigtay Dowlada ku meelgaarka soomaaliya (Aqriso shuruudaha)
Hay’adda Rahmah Relief Foundation London UK, oo soomaalida UK kala dagaalameysa Isticmaalka Jaadka
Maxkamada gobalka Banaadir oo amartay in la soo xiro eedeysano lagu haysto lunsashada hanti dad weyne.
Madaxweyne Shariif iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo u duulay Ethiopia
Wararkii ugu danbeeyay Qarax khasaara geestay oo lala eegtay ciidamo howlgalo kawaday Suuqa bakaaraha
Warar sheegaya in xilka laga xayuubiyay wasiirka war faafinta oo la isla dhex marayo xarumaha dowlada soomaaliya.
Alshabaab oo guullo ka sheegtay weeraro ay ka geesteen muqdisho iyo gobolada soomaaliya
Ciidamada nabad sugida oo maalintii labaad howlgalo ka wada Suuqa C/lla Shideeyo iyo wadooyinka qaar oo loo xiray howlgalka aawgiis.
Ra’isulwasaaraha iyo gudoomiyaha baarlamaanka oo Adis Ababa u duulay iyo Madaxweynaha oo ka haray.
Al-Shabaab oo faafaahin ka bixiyay weeraro ay fuliyeen
QM oo Somaliland ugu baaqday inay ka laabato xukuno ay dhowaan ku riday dad rayid ah.
06:23 am | Wax yaabaha haweeneyda dhalmo la’aanta u keeno waxaa ka mida :- 1:Tabardarrada la soo darista haweeneyda. 2. Cudurka Kaadi sokorowga. 3. Kilyo xanuunka muddada dheer soo jiitamayay. 4: burooyinka makaanka ka soo baxa 5: cudurka baabasiirka oo ah cudurka ugu badan ee haweenka ku keena dhalmo la aanta iyo hakad ku yimaada dhalmada dumarka. 6:…
Apr 18 2012 / No Comment / Read More »10:47 am | Barnaamijkan mid ka horeyey ayaa ahaa ma jeceshahay inad wax la qeybsato xaaskada hadana aan kusoo qaadan doono ninki sidey nagtisa u jeceshahay. gabadha xaaska ah waxey mar waliba il gooni ah ku heysa ninkeeda waxeyna jeceshahay wixii dhibaato ah oo isaga lasoo diristo in ay xaliso niyadiisana ay u dajiso xitaa haduu qasaaro lasoo…
May 18 2012 / No Comment / Read More »11:52 am | Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla markaana horey xil uga hayey ayaa qiray inuu Alle uga Toowbad keenayo dhibaatadii uu ku hayey Shacbiga Soomaaliyeed. Cali Maxamed Xuseen (Cali Jeesto) oo horey u ahaa Horjooggihii malleeshiyada kooxda Al-Qaaacidada Soomaaliya ee gobolka Banaadi,r balse hadda aanan kooxdaasi dhexdeeda wax xil ah ka heyn ayaa markiisii…
May 17 2012 / No Comment / Read More »11:11 am | Intaas markii ay dhagaheeda ku dhaceen Nimco aad ayay u danqatey iyadoo soo xasusatay axsaankii uu u sameeyay iyo walibo dabeecadiisa wanaagsan markaas ayay tixdaan geeraarka ah jawaab celin ugu dhigtay….. Mar haddii aan maqlay Muxibadaad ii qabto Muradkaad ka hadashey Mirahaaga macaan Maskaxdeyda gaaroo Miirkeyga ma joogo Miisaanka caashaaqa Maanta matalayaa Macaanow sidoo kale…
May 18 2012 / No Comment / Read More »02:49 am | Maahmaah Soomaaliyeed ayaa tiraah: “Biyo ururo meel godan ayay isugu tagaan” mid kalene waxay leedahay: “Geel tegay tubihi ceel” mid kalena waxay ahayd: “Biddoow anigu ku sheegayee, yaan camalkaagu ku…
May 21 2012 / No Comment / Read More »
07:37 pm | Gabaygan oo ah Gabaygii labaad ee Silsiladda Siinleeyda cusub ee “Sallaamaley” magaciisuna la yidhaa: “Samadoon” wuxuu jawaab u yahay gabaygii hore ee…
May 18 2012 / No Comment / Read More »
07:10 am | Waxaan horey uga soo hadalnay taariikkdi saldanadihii kala ahaa Cadal iyo Ajuuraan hadana waxaan wax ka taataaban doonaa saldanada Warsangali. Saldanada WARSANGALI wexey…
May 17 2012 / No Comment / Read More »
04:09 pm | Fanaanada Caanka ah ee Fartuun Cumar oo xiriir la soo sameeysay Shabakada Markonews.com ayaa sheegatay in ay aad uga xuntahay Hees ay…
May 17 2012 / No Comment / Read More »
11:34 am | Qisadan dhacdey maalintii shalay aheyd ayaa waxaa lagu arkey magaalada dhexdeeda eey sidii u labisan mucaradka dalkaas eeygaan ayaa waxaa lagu tilmaam…
May 16 2012 / No Comment / Read More »10:47 am | Barnaamijkan mid ka horeyey ayaa ahaa ma jeceshahay inad wax la qeybsato xaaskada hadana aan kusoo qaadan doono ninki sidey nagtisa u jeceshahay. gabadha xaaska ah waxey mar waliba il…
May 18 2012 / No Comment / Read More »